![](https://www.hiiraan.com/images/2019/Jan/2019123636838369887452485huhussufufududdu.jpeg)
Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (HOL)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sano jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska.
Ciidamada Ammaanka ayaa Sabtidii lasoo dhaafay oo Taariikhdu ay aheyd 19-kii bishaan waxay ay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho waxaa ay ka qabteen Antony Thomas, islamarkaana loo gudbiyey qeybta dambi baarista ee CID.
No comments:
Post a Comment